Ereyada La Xidhiidha
caddaan-bibiish. banji-bidooh m.l (-hyom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood ku lehdhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld dooh-bibanji. banji-bijoohaar m.l (-rrom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic ku lehdhinaca kalena shan dhibic. ld joohaar-bibanji. banji-bisaliim m.l ld saliim-bibanji. banji-bishiish m.l (-shyom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku lehdhinaca kalena lix. ld banji-biyeeg biish-bishiishshiish-bibanjishiishbibiish. banji-biyeeg m.l (-gyom.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro hal dhibic ku lehdhinaca kalena shan ku leh. ld yeegbibiish
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
