Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Timaarta dhirtu dhasho.
Xabuubka beeraha ka baxa.
Tix ay heesi ka koobantahay.
Lohod iwm.
Qaraha mararka qaarkood waxaa ayaa lagu qasaa miro kale, sida ayuu dhadhanka u bedelo.
Wasiirka ayaa amaan iyo bogaadinba usoo jeediyey bulshada reer Buurtinle isla markaasna waxaa uu sheegay inay ka miro dhaliyeen fikirkii ay wada qaateen ee ahaa inay xarun caafimaad dhistaan iyagoo ka madax banaan dawlad ama hay’ad.
Wasiiru dowlaha arimaha dibadda Ethiopia ayaa sidoo kale waxa uu sheegay mar uu ka hadlayay arimaha dib u heshiisiinta in rajo wanaagsan ay ka qabaan in uu miro dhalo shirka dib u heshiisiinta qaran.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
M · MI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag