U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cad1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA3 xar
1

Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda.

2

Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.5 Mudanuhu wuxuu xaq u leeyahay Guno Bileed, Guno howleed, Guno Xileed, Guno Fadhi, Guri, Gaadhi iyo Daryeel Caafimaad sida ku cad shuruucda Baarlamaanadda.

”
“

.13 Wuxuu magacaabaa Xoghayaha Joogtada ah ee Golaha Markuu la tashado ku xigeenadiisa sida ku cad Dastuurka.

”
“

. Ujeedada kaliya oo laga leeyahay waa in loo hoggaansamo waqtiga dhacaya sida ku cad qodobka 4aad lifaaqa II ee Xeerka Badda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan