Tusaale Dheeraad ah3
β
Alaha u naxariistee waxaa Saaka Muqdisho ku geeriyooday Max'ed Xaaji Baraako oo kamid ahaa Siyaasiyiinta Dalka Soomaliya.
ββ
Alaha u naxariistee Marxuum Max'ed Xaaji Baraako ayaa saaka Aroortii ku geeriyooday Cisbitaalka Weyn ee Keysaney,kadib markii maalmahaan uu ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
