Tusaale Dheeraad ah3
β
Axmed Siilaanyo waxa uu marxuum Cigaal ku tilmaamay inuu ahaa siyaasi weyn oo magac leh iyo inuu ahaa madaxweynihii Somaliland, isla markaana uu ahaa, nin lagu aamini karo hogaaminta dalka iyo dadkaba, oo aan looga wer-werin.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-mo, m.dh
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
