U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doono

Fal Gudbe (3)
Naxwe-ntay, -natay
Xaraf DSubg DO5 xar
1

Wax raadsasho (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waxaan aad u soo dhaweynaynaa doorka ay ururada bulshada rayidka ahi ku leeyihiin Golaha Guud ee ansixinaya dastuurka oo ka kooban 1000; 300 oo ka mid ah waxay noqonayaan haween iyadoo la diidi doono ciddii soo gudbisa 30% oo haween ah wixii ka yar.

”
“

Afgaduud waxuu sheegay in isaga uu yahay nin Sooomaaliyeed isla markaana uusan aheyn nin beeleed sidaasi darteedna uu mar walba ka shaqeyn doono sidii loo xalin lahaa khilaafka ka aloosan gudaha Kismaayo iyo daafaheeda.

”
“

Afhayeenkaa u hadlayay xidhiidhka kubadda cagta (FA), wuxuu intaa ku daray in garoonkii hore ee Wembley iyo in hadda si weyn loo isticmaali doono garoonka Wembley iyo in lagu qaban doono ciyaaraha kama-dambaysta ah ee kubadda cagta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-ntay, -natay

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doono - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan