U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barwaaqaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf BSubg BA12 xar
1

Wax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).

Tusaale Dheeraad ah1

“

Deynaba waxay ahayd habar ay da'deedu kor u dhaaftay 60-sano,laakin muddo ayay soo ahayd Garoob,subax iyo galabba Caano lo'aad cabta oo iska barwaaqaysan,isagana baahan Oday asaaggeed ah oo ay weysada ku dhowrato,fiidyadiina la buneysato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barwaaqaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan