U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barwaaqo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf BSubg BA8 xar
1

Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn.

2

(w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markay sidaas yeeleen waa layska cafiyey, taasina waxay horseeday dib-u-heshiisiin qaran iyo barwaaqo lagu liibaaney.

”
“

Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan xaafadaha Ciise Cabdi, Barwaaqo iyo qeybo ka mid ah deegaanka Gubta ayaa u sheegay Garoweonline in ciidamaasi ay saakay arroortii ku soo jarmadeen deegaanadaasi iyagoo howlgalo baaritaano ah oo guri guri halkaasi ka fuliyay.

”
“

Dagaal oo ahaa mid xooggan ayaa ka dhacay deegaanno ay ka mid tahay Tuulo-barwaaqo, waxaana dagaalkaas la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan 11-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan iyo dhaawaca in ka badan 22-qof oo kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barwaaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan