U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caano

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda.

2

Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Caano-maal oo u kala baxa ama u qaybsama: Maalin iyo Habeen.

”
β€œ

Dagaalkaas oo cid caano ka heshay aanay jirin ayaase hadda la ogaadey in colaaddaa Suudaan ay Masaaridu ku ladnayd, arrintaasna waxay qireen markii dhowaan ay heshiiyeen Suudaantu, waxaana la maqlay cadho Qaahira dhex yaacaysa.

”
β€œ

Hooyadu waxay dhabarka ku sidday, buu yiri, qadaade caano dhay ihi ka buuxaan, ninku na budh madax kuusan leh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan