U gudub nuxurka bogga
SABAAD

inan1

Magac Lab
Naxwe-ammo, m.dh
Xaraf ISubg IN4 xar
2

Nin dhalin yar. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay ku socotay inan iyo ina'n is jecel oo inan'tu ku jirto jimciyadihii waqtiga, Xigmadani waxay kala dhexmartay inanka ruwaayadda ku jira iyo aabihii oo miyigii ka yimi si uu reerka xilkiisii inanaka uugu wareejiyo.

”
“

Arooskii kadib Jamaal marka uu shaqo tago wuxuu kula soo xidhiidhaa Luul telefoonka si uu u ogaado haddii ay jiraan badan is arkaan ninkeeda Jamaal iyo inan u shaqaysa, ma jiro asxaab iyo booqashooyin ka baxsan gurigeeda.

”
“

Dadka reer Sool waxaanu ka tacsiyadaynaynaa dhibaatada ay gurigooda ka rideen afar inan oo yaryar oo nimaan dantoda wadin ku qadhaabanaya" Sidaasna isna waxaa aragtidiisa weerarka Laas-caanood ku dhiibtay Jiif Caaqil M.M. Xandule (Indha-Cade).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ammo, m.dh

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
inan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan