U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weli1

Magac Lab
Naxwe-iyo/awliyo, m.dh
Xaraf WSubg WE4 xar
1

Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa.

2

Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agaasimaha Hey'adda DBG oo ka hadlay Qabsashadii Xaruntoodii Km-13 oo ay la wereegeen Al-Shabaab. 11 Aug 2010- Weli Ciidamada Xarakatul Shabaab waxa ay ku jiraan Xaruntii Hey'adaasi ee deegaanka Km-13..

”
“

Aadan, iyadoo aanay jirin wax heshiis ah oo weli ka gaareen kala fikir duwanaasha.

”
“

Axmed Madoobe kaga baxay Xisbul Islam isagoo sheegay inuu ku biiray Dowlada, ayna dagaal la galayaan, isagoo sheegay in Raaskambooni ay weli ka tirsan yihiin ururka oo aanay ka bixin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/awliyo, m.dh

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan