U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bililiqo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf BSubg BI8 xar
1

Hanti yar oo meel la boobayo laga helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaasaa dil, kufsi iyo bililiqo lagu bilaabay.

”
“

Gaadiid uu ku rarnaa raashin ay lahayd WFP oo ku suganaa agagaarka xafiiska hay'adda ee Bu'aale ayay dadku dhagaxaan ku tuureen, balse ma jirto bililiqo ay u geysteen raashinka iyadoo ay ilaalinayeen gaadiidka Booliiska Bu'aale.

”
“

Bililiqo aan u badnayn sidii hore ayaa ka dhacday Jowhar, waxana dadku ay alaabooyin ka gurteen xarumaha maamulka iyo guryaha ay dagganayeen mas'uuliyiinta gobolkaas, iyagoo alaabta inteeda badanna burburiyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bililiqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan