Tusaale Dheeraad ah3
“
Dad boobey raashin oo rasaas ku dhintey Inta la hubo 4-qof ayaa ku dhintay shaqaqado kala duwan oo 24-kii saac ee ugu dambeeyay ka dhacay Degmada Kismayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay ku dhaawacmeen shaqaaqooyinkaas saddex qof oo kale.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
R · RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
