U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanti1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Wax mood iyo nool ah ee cidi leedahay.

2

Maal badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. - iyo musaafir qariiba oo kategey magaaladiisii, waxay dheheen labaduba xaqbay uleeyihiin in zakada wax lagasiiyo, xataa hadii lahelo qof amaah ama deyn siinaya, isaguna uu kahelayo magaaladiisii hanti uu isaga bixin karo deyntaas.

”
“

Dhalxata wuxuu ahaa ganacsade leh hanti fara badan.

”
“

Aadan ayaa laga gudbiyay dacwad ku saabsan inay lusadeen hanti Qaran, iyadoo xeer ilaaliyaha guud ee DF uu hadalkan markii ugu horeysay ka sheegay saxaafada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan