U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cambaar1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Roob da'a xilli jiilaal.

2

Xiddig magaciis.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Fadlan, naga astura ceebta iyo fool-xuma naga heysata Magaalada Boosaso oo nabaddi gelyadii ka gacant ka baxdey iyo Jeelka Garoowe oo Halaq-mareyn iyo cambaar madhow ku noqotey astaanta Maamul Goboleedka Puntland iyo Madaxdeeda.

”
“

Miyaan la garanayn inay ceeb iyo cambaar ku tahay dawladnimadaba, shacbigana dalacsi ku tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cambaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan