U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiddig1

Magac Lab
Naxweriw.
Xaraf XSubg XI6 xar
1

Wax iftiin leh oo hawada sare ku sugan oo aan dayaxa iyo qorraxda midna ahayn oo habeenkii kaliya la arko.

2

Ninka koowaad ee loo xusho jilidda filimada, riwaayadaha iwm.

3

Qof cayaaryahan ah oo kooxdiisa aad uga muuqda.

4

Nasiib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/rashiid Xiddig oo ka mid ah xubnaha ay isku dhow yihiin Madaxweyne Shariif ayaa dhawaanahan ka qaybqaadanayay kulamo ka socday Villa Somalia oo looga horjeedo Xukuumada Sharma'arke.

”
“

Musharrax Xiddig wuxuu sheegay haddii uu ku guuleysto jagada inuu xoogga saari doono hirgelinta iyo ku shaqeynta sharciga, dabagalka iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda iyo inay muuqato awoodda baarlamaanka.

”
“

Habeen habeenada ka mida ayuu wuxuu arkey kow iyo toban xiddig, qoraxda iyo dayaxa oo u tukanayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

riw.

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiddig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan