U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ceeb

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CE4 xar
1

Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco.

Tusaale Dheeraad ah3

โ€œ

Sidoo kale arrinkaasi waxa uu ku yahay dhaqanka Soomaalida ceeb weyn, markaa arrinkaasi waa wax dhimaale weyn oo diimeed, dhaqan iyo weliba dhimaale qaran.

โ€
โ€œ

Kolkaa in iyaga la rumeysan waayo oo warbixino qarsoodi ah dadka TV-ga looga sheegaa waxay muujinayaan uun in dambi iyo ceeb aanu lahayn loo raadinayo Madaxweyne Riyaale.

โ€
โ€œ

Guddoomiyuhu, waxa uu sheegey in ay ceeb tahay in Askartii Dawladda ay qabaaโ€™ialda la kala saftaan, waxaana uu sheegey in 13 Askari oo Kiiskan ku caddaatey lagu xukumey mid hal sano oo xarig ah.

โ€

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C ยท CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ceeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan