U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cunsur1

Magac Lab
Naxwecanaasiir/-rro, m.dh
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Safarkan oo ahaa mid war-boobayaasha laga maarmay, balse dheg-ku-xoogleyaasha ayaa sheegay inuu safarkan ka dambeeyay cunsur saarida siyaasadeed iyo qorshaha kaambayn ku akaakowga oo loogu raqlaynayo doorashada dhawaan dhici doonta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

canaasiir/-rro, m.dh

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cunsur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD