Tusaale Dheeraad ah3
“
Arintan Aduunweynuhu si weyn ayuu u Cambaareeyey,laakiin Dowlada Maraykanku waxay sheegtay in kurdiyiintu aanay ahayn hadaf ama target ay leeyihiin ciidamada ciraaq ayna dhici karto in Iiraan ay ka dambeysey Arintaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
DH · DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
