U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cuqaal

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CU6 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana munaasibaddaas oo dhinaca Gabadhana ay ka soo qaybgaleen Salaadiin, Cuqaal, Mas’uuliyiin, Culimaa’udiin iyo Aqoonyahanno reer Burco loo aqoonsaday madal ay ku xidideen Burco iyo Hargeysa.

”
“

Weftiga Madaxweyne-ku-xigeenka waxa ku weheliya Wasiirka Arimaha Debeda Cabdilaahi Maxamed Ducaale, Xildhibaano iyo Cuqaal ka tirsan deegaanadaas uu ololaha ka bilaabay, kuwaasi oo xoojinaaya ololaha doorashada ee Xukuumaddu ka bilowdey deegaanadaasi.

”
“

Kulankaan ayaa lagu martiqaadey dad ka badan ilaa Boqol qof kuwaas oo isugu jirey Issimo, cuqaal iyo waxgaradka ka tirsan gobolka Nugaal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cuqaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD