U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caaqil

Magac Lab
Naxwe-liin/-llo, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Nin caqli badan.

2

(-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caaqilka Maxamed Cabdi Qawdhan oo ah caaqil qoyska ay gabadhu kaga geeriyootay godkaas ayaa sheegay in aanu maamulka D/Hoose ee Gabilay weli go’aan cad ka gaadhin arrinta gabadhaa ku geeriyootay godkaa.

”
“

Chief Caaqil Yuusuf Magan (Caloolay), Mudane Axmed Yusuf Ducaale.

”
“

Chief Caaqil Waraabe Gasle "Waxa La Duudsiyay Xuquuqdii Beesha Sacad Muuse" Taariikhdu ma duugawdo, hadii dadka qaar is diidsiiyo ama dafiro iyada ayaana dib isu qorta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-liin/-llo, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caaqil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan