U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tirsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf TSubg TI6 xar
1

Wax la tiriyey ahaansho.

2

Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho.

3

Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

qof oo ku dhawacntey qaraxyo Toban qofood ayaa maanta ku dhaawacantay magaalada Muqdisho xili qaraxyo kala duwan ay ka dhacayeen qeybo ka tirsan caasimada dalka ee Muqdisho, qaraxyadaasi oo ahaa nooca bambooyinka F1-ka loo yaqaan ee laga tuuro gacanta.

”
“

qofoo rayid ah oo Saaka meydkooda laga helay Xaafado ka tirsan Degmada Dharkeelneey.

”
“

- Dowladu waa in ay Mudnaanta koobaad siiso Warbaahinta Gudaha marka laga hadlayo helitaanka wararka. 9- In Warbaahinta Gacan laga siiyo Gaarsiinta wararka Deegaanada fogfog ee ka tirsan Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tirsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan