Tusaale Dheeraad ah1
“
Wacnaan lahaydaa adiga oo ka soo qayb gala arooskayga, ka qayb qaata galbiskayga, ka dhaanteeya gegidayda, ka mashxarada golahayga; kagana luuqeeya" Caruuska ciyaarta loo tumayaw, ku curo Cabdinaasir* oo kale" Ma ku sugnaa?
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (3) (f.mg3)
Isrogrog
-rtay, -ratay
Xarafka
C · CU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
