Tusaale Dheeraad ah3
“
Duqeymo cir iyo dhul ah oo aan kala go'lahayn ayay Israa'iil ku haystaa todobaadkii labaad marinka Gaza ee Falastiin, iyadoo sheegtay in duqeyntan ay tahay mid ay uga jawaabayso gantaalo ay ururka Xamaas ku ganeen dhulkeeda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
C · CI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
