U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xoolo

Magac Lab
Naxwe-layow, m.l
Xaraf XSubg XO5 xar
1

Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari).

2

Hanti; maal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beesha Hubeer oo beeraley iyo xoolo dhaqato u badan balse waxaa kale oo beeshu leedahay xirfado kale ee ganacsiyadeed oo ay noloshoodu ku maareeyaan meel kasta oo ay ka degan yihin gudaha dalka Soomaaliya.

”
“

Guddomiyaha Gobolka Bari ayaa sheegay in bannanka ay u soo saareen Ganacsatadii diidaneyd in rarka laga dejiyo Maraakiibta iyo Doonyaha, wuuuna intaa raaciyay in haatan dekadda ay ka socdaan Xoolo dhoofin.

”
“

Dhanka kale, xiisado colaadeed oo salka ku haya beelo ayaa ka taagan xadka kala qaybiyaha gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe, iyadoo labadii casho ee lasoo dhaafay ay labada dhinac kala dileen 4-qof oo xoolo dhaqato ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layow, m.l

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xoolo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan