Tusaalooyin
“
Cali ma imaanayo
”Tusaale Dheeraad ah3
“
.15 Xoogaga amniga oo ay ku jiraan poliiska barista dembiyada ma geli karaan qolalka Shirarka haddii aan Guddoomyiha Goluhu amrin ka dib marka la xiro shirarkii socday.
”“
"20-Masaajid iyo wax kabadan ayaa ku taala Degmadaan shangaani, ilaa iyo haddana wax daryeel ama samafal ah ma helin dadka ku nool"..
”“
--Laakiin dareenka wadaniga ah ma aha mid dhexdhexaad ah ee waxuu wataa qiimayn siyaasadeed, mid bulsheed,mid dhaqaaleed iyo dhaqanba,waxuuna lidi ku yahay dib u dhaca qabyaalada iwm.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Qurub Diidmo (qr.diid)
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
