U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cusbee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-beeyay, -baysay
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Cunto cusbo ku darid.

2

Harag cusbo marin.

3

Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo. cuurmid

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-beeyay, -baysay

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cusbee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan