U gudub nuxurka bogga
SABAAD

harag

Magac Lab
Naxwe-rgo/-rko, m.dh
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano.

”
“

Midhahaas marka uu bilaabmo koritaankiisa, waxaa uu yeeshaa harag ama maqaar si hilibkii gudaha uGu abuurmo ugana xafidmo ciida iyo cayayaanka.

”
“

Wuxuu soo qaaday barkin ka sameysan harag, isagoo xaggeyga ku soo tuuray iguna leh: ku fadhiiso".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rgo/-rko, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
harag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan