U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cunto

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CU5 xar
La Mid AhcunnoMagac Dheddig
1

Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hay’adda WFP, waxay iyaduna bilowday wareeggii labaad ee cunto qaybinta guud agagaarka waddada Afgooye 13kii February, iyadoo bartilmameedkedu yahay ilaa 20,000 dadka gudaha Afgooye ku bara-kacay daba-yaaqadii toddobaadka.

”
“

Anigu nafteyda waxaan arkay diyaarad cunto ka qaadeysa magaalada Brindisi ee dalka Talyaaniga loona wado xeryaha qaxootiga.

”
“

Adduunka intiisa kale wuxuu Maraykanka siiyaa saliid, cunto, dhar, alaab ceeriin, qalab warshadeeysan iwm, Maraykankuna wuxuu ugu beddelaa lacag xaashi ah oo uu isagu daabacay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cunto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan