Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Mubaarig Jaamac Nuur (Jaambiir) iyo Mustafe Cabdi Maxamed (Cusbo), Hargeysa Dawladda Cusubi Tayo Ma leedahay?
Mustafe Cabdi Maxamed (Cusbo).
Adrew Mwangura oo ku sugan Mombassa ayaa u sheegay saxaafada in markabkan cusbo u waday dalka Kenya, iyadoo kooxaha burcad badeeda ah ay laba jaho ka weerareen, sidaasna ay ugu suurogashay inay qabsadaan.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
C · CU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag