U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabadhilif1

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dh
Xaraf DSubg DA10 xar
1

Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waan u ahay dabadhilif.

”
“

Waa gabay dabadhilif uun.

”
“

Wadaniyiintu intay ku mashquulsanaayeen taageeridda Maxkamadaha, jaalle dabadhilif oo dhan iyo cadowgii Soomaaliyeed ayaa isu tagay oo go’aansaday inay kala tuuraan nuurkaa yar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabadhilif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan