Tusaale Dheeraad ah3
β
Maxamuud Caydiid Dirir ayaa soo xidhay munaasibada wuxuna mamulka Daljir kula dardaarmay inay sii xoojiyaan barnaamijyada anfaca uga jira bulshada soomaaliyeed.
ββ
Wariyaha la weerarey ayaa fadhiga shaqadiisa ay tahay magaalada Gaalkacyo, wuxuuna Garoowe ku joogey arimo shaqo, waxaana uu yahay tifaftiraha Daljir Gaalkacyo.
ββ
Caweyska: Cabdinuur Daljir (Q.3AAD) Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh iyo wareysiga fannaanka Cabdinuur Aadan Daljir.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
