U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhakafaarsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHA12 xar
1

Wax dhakafaaray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaartoyga Arsenal ee Kanu oo la dhakafaarsan dawakhaadii koobkii adduunka adduunka iyo dhaawacii gaadhay oo ka reebay kulankii ugu dambeeyay ee xulkiisu la yeeshay England.

”
“

Isagoo dhakafaarsan ayuu Garaadkii sidaa u eegay.

”
“

Taas markaan kasoo gudbo, waxaa jirtay in markuu bilawday soomaali-gariirkii (Somali quake) 1991kii, oo ay soomaalidu isku rafatay, in soomaaliweyn ay u qaybsantay wax dhintay, dhoofay ama dhulkii ku haray iyagoo dhakafaarsan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhakafaarsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD