Tusaale Dheeraad ah3
“
Waa ku dhalad Itoobiya iyo Somaliya, inkasta oo laga beeray Kenya, Isra’il, Tanzania, Sudan iyo Yemen.
”“
Waa laba nin oo ka dhashay qabaa´isha laandheeraha ah ee cadcad oo weedhooda awrk lagu kacsan karo amaba carqalad lagala kulmi karo, haba ahaadeen af-barad ah aan dhalad ahayne.
”“
Dumarka Somaliland waa dhalad iyo dhalasho, waa kuwii naftooda u huray inay dalka xoreeyaan, waana kuwa laf-dhabarta u ah dhaqaalaha dalka iyo dhaqankiisa bulshaba.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
