U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hodan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf HSubg HO5 xar
1

.kh H. ah: qof hanti badan leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalka ayaa maanta waxaa uu xoogiisu ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir isagoo sidoo kale saameyn ku yeeshay howlihii ganacsi ee ee Suuqa Wayn ee bakaaraha.

”
“

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda oo dhinac ah iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa waxa uu gelinkii dabne ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

”
“

Dagaalkan ayaa ka dhacay degmada Hodan, wuxuuna saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo ganacsiga suuqa Bakaaraha, halkaasoo ay ku dhaceen madaafiic badan oo geystay khasaaraha dhimasho iyo midda dhaawac ee gaartay dadka shacabka ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hodan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan