Tusaale Dheeraad ah3
“
R. Krilla, oo ah agaasimaha mac-hadkaa u qaabilsan Africa, waxa uu Madaxweynaha u sheegay in mac-hadkoodu uu qaabilsan yahay arrimaha ku wajahan dimuqraadiyadda oo hadda ka hana-qaadkeedii si fir-fircoon uga socdo Somaliland.
”“
Magaalada Minyabolis waxaa ku nool Jaaliyad Soomaaliyed oo ku fir-fircoon arrimmaha bulshada iyo ganacsiga, waxaan kulan aad u wanaagsan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed oo aad u ballaaran, fir-fircoon, deeqsi iyo waddaniyiinba ah.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
F · FI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
