U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daray

Magac Lab
Naxwedaray, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Geed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Afhayeenku, wuxuu intaas ku daray in ciidamadan, ay yihiin kuwo heegan u ah mar walba inay difaacaan shacabka Muqdisho, isagoo shacabka Muqdisho ka codsaday inay gacan siiyaan, wuxuuna ciidamada u sheegay in dagaalka socda uu yahay mid diimeed.

”
β€œ

Afhayeenka oo u waramayay idaacadda Shabeele ee magaalda Muqdisho ayaa intaa ku daray in mucaaradka dowladda ay marwalbaba dagaalo soo qaadi jireen hadan ay iska laaban jireen marka la iska difaaco.

”
β€œ

-in Baabuurta raaxada ay iska soo diiwaangeliyaan Xafiis loogu magac daray xafiis diiwaangelinta oo Guriceel ku dhex yaal 3-in Ciidamada Amaanka ee Maamulkaasi ay bilaabi doonaan Howlgalo amaanka lagu xaqiijinyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

daray, m.dh

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daray - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan