U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheh

Fal Gudbe/Laba (1)
Naxweyiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi
Xaraf DHSubg DHE4 xar
1

Wax ku tiraabid; sheegid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa niman hoosta ka waashay dheh!

”
“

Nin rag-ah iga dheh Shariif Sakiin!

”
“

Uurku buugle wiil shaacir iyo, aarkii guruxeed dheh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Laba (1) (f.g/lg1)

Isrogrog

yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan