U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shariif

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dh
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul.

2

Qof suubban oo asluub wanaagsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Anagu waxaan Taageersanahay Dowlada Sheekh Shariif Madaxda ka yahay waxaana leenahay waa Halgankii oo Guuleytay ee halaga Faa'iideysto" ayuu markale yiri Xaad.

”
“

Al-nuceymi waxaa uu daboolka ka qaaday inay u yimaadeen sidii ay u dhameystiri lahaa qorshahoodii ahaa inay dhex dhexaadin ka dhex sameeyaan Dowlada Soomaaliya ee uu Madaxda ka yahaya Shariif Sh.

”
“

Aniga ayaa ra'iisul wasaaraha magacaabay waana garan kartaan sidii lagu ansixiyay, in sharciga aan la garab mari karinna waan ogahay, balse maslaxad ayaa ku jirta," ayuu yiri Sheekh Shariif.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shariif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan