U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexsocoto

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHE10 xar
1

Hadal yar ama tix yar oo soo noqnoqota oo maansada qaybo loogu kala qaybiyo.

2

Dad dadka hadalka u kala qaada ama dawlad u adeega oo warka u geeya; jaasuus.

3

Dad si joogto ah, laba meelood isaga safra.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexsocoto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD