2
Inta haysa maamulka sare ee qaran.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dawlad dhista qaran si firfircoon u shaqaynaya oo ay wadaan aqoonyahano iyo dad dhisa mustaqbalka Somaliland si ay u noqoto dawlad casri ah, lakiin aan wax shaqo ah ku lahayn kaabo qabiilo sida hadda muuqata.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Cilmiga
Siyaasad (siyaa.)
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
