U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tix

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TI3 xar
1

Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh.

2

Gabay dhowr beyd ka kooban.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maimxmed Ibraah Warsame Hadraawi ayaa halkaa kaga hadlay sidii ay ku yimaadeen qaar ka mid ah tixaha caanka ee uu tiriyay, waxaanu si gaar ah diirada u saarey sharaxayna dulucda tix la magac baxdey "DHUL GARIIR"r oo ku saabsan heyb sooca.

”
“

Muddadii ba mar baan maqli jiray tix igu cusub oo xiise badan.

”
“

Tix kale oo gabay ah “Rag waa baro, rabbina wow bal reeb beliyo iyo khayrkeede”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tix - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan