U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diif

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI4 xar
1

Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda. dįif m.l Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Oo diif iyo dhareer iska keenay.

”
“

Oo diif iyo dac-darro ka muuqdaan.

”
“

Dhammaan xoolaha iyo dadka waxaa ka muuqda diif daran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

2

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan