U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiil1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado.

2

Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro.

3

Dalab.

4

(-lal, m.l) Fac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa kale oo uu dhaqankeenu la ciirayaa sheekooyin xaqiiqi ah oo jiilba jiil usoo gudbiyey, sheekooyinkaa oo aad u xikmad badan.

”
“

Jaamacadda Muqdisho marna qayb kama ahayn dhibaatada dalka ka jirta, balse waxaa looga bartay kaabidda horumarka, diyaarinta jiil aqoon leh, walaaleynta iyo nabadeynta bulshada.

”
“

Ma aha durbaan iyo hees keli ah oo ay iska tuntaan dadka ay maalintaa la soo gudboonaataa, balse waa farriin uu jiilba jiil u gudbinayo oo ay ummaddaasi boqollaal sannadood u hesho taariikh ay ku abtirsato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan