U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faasid1

Magac Lab
Naxwe-diin, m.dh
Xaraf FSubg FA6 xar
1

Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa distoor faasid ah oo u baahan in la badalo.

”
“

Haddaad maqasho rag qaylinaya oo leh waa la gaajoonayaa waa dadkii aannu xaaraanta barnay, waxaanuna abuurnay mushtamac faasid ah oo booli-quutayaal ah.

”
“

. Boqolaal fayl oo badankoodu faasid yihiin ayaa iska buuxisa maskaxdiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-diin, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faasid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan