U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aannu

Magacuyaal Dhimman
Naxwemarka laga reebo lala hadlaha
Xaraf ASubg AA5 xar1 Tusaale
1

.y Magacuyaal tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah . .

Tusaalooyin

“

Xafiiska aannu aragnay waa xafiiskaada cusub

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heshiiskii aannu la galnay Al-jaabirina wuu soo dhow dhow yahay, dalwadda Raasul-khima iyo shirkad ajeniba ah ayaa shuraako ku ah dhismaha maxjarka Berbera, kii hre iyo kan cusub ee iminka dhammaanayaba.

”
“

Cabdillaah Suldaan "Timacadde" Waxa aannu halkan idiinku soo bandhigaynnaa faallo ku saabsan ururintii u horraysay ee maansadii Eebbe naxariistii janno ha siiyee Cabdillaahi Suldaan "Timacadde".

”
“

Cabdirashiid Maxamed Siciid oo aannu af-soomaali u tarjunay waxa uu u qornaa sidan: “Jidadka googo’an ee habaaska leh ee Hargeysa-da Somaliland waxa is-dhexmaraya baabuur iyo dad lugaynaya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

marka laga reebo lala hadlaha

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aannu - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan