U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaas

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf GSubg GA4 xar
1

Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta.

2

Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

C/weli Gaas ka tirsan oo gacanta u gasha xoogagga hubeysan, iyadoo dowladdu aysan ka hadlin xariga loo geystay wasiirraddan.

”
β€œ

. C/qaadir Maxamed Gaas 3.Maxamuud Maxamed Abukar.

”
β€œ

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u mahadcelieyey ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan