U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurgur

Magac Lab
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn.

2

Awr hayin.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Maanso hoga-tuskeeda iyo talo-bixinteedu aanay gurgur qaanso ku dabranayn, balse ay daaqsin geel dunida oo dhan daafaheeda gaadhsiisan tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurgur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan