1
Daaq.
2
Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay xooluhu daaqa ugu tagaan.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Colaadda u dhexeysa beelaha ku dagaalamaya gobolka Mudug ayaa salka ku haysa muran la xiriira is-qabqabsi dhul daaqsin iyo waraab ah..
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-nno, m.l/dh
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
