U gudub nuxurka bogga
SABAAD

awr

Magac Lab
Naxweawr, m.dh
Xaraf ASubg AW3 xar
1

Geela kiisa lab; rati.

2

A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nin markhaati been ah kuu furay muraadkaagana ku gaadhay, isna waxa uu Awr xamilkii waa qaadaa, xadhig qaloocanse ma qaado.

”
“

Gacmadheere waxa uu shihiiday 28 June 1988-kii isgoyska Xero Awr galabnimadii.

”
“

Dadka waxaa cusleeyay qof walba naftiisa, iyada oo la watay wixii gaadiid la heli karo; Awr, Dameero iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

awr, m.dh

Xarafka

A · AW

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
awr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan